
Dalalka ka qeyb galay shirka amniga Soomaaliya oo taageeray qorshaha horumarinta amniga Soomaaliya
Arbaco, December, 13, 2023 – Waddamada ka qeyb galay shirka amniga Soomaaliya ee ka dhacay magaalada New York, ayaa waxay taageereen qorshaha horumarinta amniga ee dowladda federaalka Soomaaliya. ⓘ Shirka